Golaha Xildhibaanada Deegaanka ayaa munaasabad hadhimo sharafeed ah usameeyay gudiyada joogtada ah iyo laamaha kala duwan ee sida firfircoon uga qaybqaatay qabsoomida xuskii 18aad ee 29-ka Hidhaar.

Munaasabad qado-sharaf ah oo ahayd mid loogu mahadnaqayay hogaaminta iyo gudiyada golaha xildhibaanada, xafiisyadii iyo hay’adihii hadh iyo habeen sida firfircoon uga qaybqaatay mudadii 3-da bilood ahayd ee lagu gudo …

Golaha Xildhibaanada Deegaanka ayaa munaasabad hadhimo sharafeed ah usameeyay gudiyada joogtada ah iyo laamaha kala duwan ee sida firfircoon uga qaybqaatay qabsoomida xuskii 18aad ee 29-ka Hidhaar. Read More »

Shirwaynaha 15aad ee wadatashiga hoggaaminta golayaasha hoose ee xildhibaannada degmooyinka iyo maamul-magaalooyinka DDS ayaa ka furmay madasha shirarka ee Kulliyadda maaraynta iyo Adeegga Shacabka DDS.

Shirweynahan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo diyaariyay Xafiiska Golaha Xildhibaannada DDS wuxuuna socon doona muddo saddex maalmood ah iyadoo ugu horrayn lagu dhagaysan doono war-bixinnada waxqabadka xafiisyada …

Shirwaynaha 15aad ee wadatashiga hoggaaminta golayaasha hoose ee xildhibaannada degmooyinka iyo maamul-magaalooyinka DDS ayaa ka furmay madasha shirarka ee Kulliyadda maaraynta iyo Adeegga Shacabka DDS. Read More »

Jigjiga: 30 qoys oo danyar ah ayay Xafiiska Baarlamaanka JDFI iyo xukuumadda DDS u dayactirayaan guryahooda.

Jigjiga: 30 qoys oo danyar ah ayay Xafiiska Baarlamaanka JDFI iyo xukuumadda DDS u dayactirayaan guryahooda. Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo af-hayeenka Baaraarlamaanka Itoobiya, mudane Taggase Chafo iyo …

Jigjiga: 30 qoys oo danyar ah ayay Xafiiska Baarlamaanka JDFI iyo xukuumadda DDS u dayactirayaan guryahooda. Read More »

Komishineerka komishinka musuqa oo warbixintiisa ku sheegay in xafiisku dadaal badan ka sameeyay dhanka wacyigelinta musuqa.

“Iyadoo diinteennu meel adag iska taagtay arrinta musuqa, haddana wali bulshadeenna waxaa ka dhex muuqda dhaqan dhiirrigalinaya musuqa” Mudane C/wali Jaamac, Komishineerka Komishinka Anshaxa & La Dagaallanka Musuqa DDS. Guud …

Komishineerka komishinka musuqa oo warbixintiisa ku sheegay in xafiisku dadaal badan ka sameeyay dhanka wacyigelinta musuqa. Read More »

Skip to content