Golaha 6aad Kalfadhigiisa 2aad
Suldaan Odowaa liibaan President Office, JigjigaAjandayaasha kalfadhiga 2aad
Ajandayaasha kalfadhiga 2aad
Kulan lagu dhisaya Kookaska Haweenka ayaa ka qabsoomay Hotelka Royal ee Jigjiga. Madashan oo ay shir guduuminaysay Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS Marwo Ayaan Cabdi ayaa furitaankii kulankan kaqeybgalayaasha ufaahfaahisay ahmiyada uu leeyahay Kookaska haweenka sheegtayna in uu yahay madal ay haweenka kaga arinsadaan danadooda kuna xoojiyaan midnimadooda iyo wada jirkooda waxaa kale oo ay xustay […]
Ajandayaasha kalfadhiga.