Latest Past Events

Kulan Warbixin

Suldaan Odawaa Hall President Office, Jijiga

Kulan lagu dhisaya Kookaska Haweenka ayaa ka qabsoomay Hotelka Royal ee Jigjiga. Madashan oo ay shir guduuminaysay Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS Marwo Ayaan Cabdi ayaa furitaankii kulankan kaqeybgalayaasha ufaahfaahisay ahmiyada uu leeyahay Kookaska haweenka sheegtayna in uu yahay madal ay haweenka kaga arinsadaan danadooda kuna xoojiyaan midnimadooda iyo wada jirkooda waxaa kale oo ay xustay …

Kulan Warbixin Read More »

Skip to content