Tababar Xubnaha Xisbiga PP

Tababarkii Xisbiga ayaa maanta ka bilowday hoolka shirarka ee Xafiiska Golaha Xildhibaanada.

Tababarkan oo loo qabtay Xildhibaanada heer deegaan iyo hogaaminta unug hoosaadka xafiiska Golaha Xildhibaanada DDS, waxaana ufuray tababar qaatayaasha tababarkan Afhayeen Kuxigeenka Golaha Xildhibaanada DDS Mudane Ibraahim Cali isagoo faahfaahiyay muhiimada uu tababarkan uleeyahay Xildhibaanada heer deegaan iyo xubnaha xisbigaba, kulana dardaarmay in ay sifiican uqaataan casharada uu xambaarsanyahay tababarka, wakhtigana ilaaliyaan kana qeybqaataan doodaha kadambeeya casharada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *