Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI

Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI ayaa soo gaadhay caasimada deegaanka ee Jigjiga.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah oo uu ka mid yahay Inj. Maxammed Shaalle, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ku soo dhaweeyay waftigan oo uu horkacayay Af-hayeenka Golaha Xildhibaannada ee JDFI mudane Tagesse Chafo.

Waftigan ayaa Ujeeddoodu daarantahay ka-qeyb-galka kulan wada-tashi ah oo ka dhici doona magaalada Jig-jiga iyo carwo bandhigeed dhinaca sawirada ah oo ka tarjumaya ahmiyadda nabadgelyada.

1 thought on “Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *