Kal-fadhigan oo ay furtay Af-hayeenka Golaha Baarlamaanka DDS, marwo Ayaan Cabdi ayaa waxaa horyaalla ajandayaal kala duwan oo ay kamid yihiin;
1. Ansixinta haddal qoraaleedka kal-fadhiga 6aad
2. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda DDS ee S.M 2016 T.I
3. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta Waxqabadka Hay’adaha Garsoorka DDS ee S.M 2016 T.I
4. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta Waxqabadka Xafiiska Golaha Xildhibaannada DDS ee S.M 2016.
5. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta WaxqabadkaXafiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS ee S.M 2016 T.I.
6. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta Waxqabadka Wakaaladda Warbaahinta DDS ee S.M 2016 T.I
7. Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta Waxqabadka Komishinka Baadhista Tacadiyada iyo Xaalmarinta Dhibbanayaasha DDS
8. Bayaanka Meelmarinta Miisaaniyadda ee S.M 2017 T.I
9. Ansixinta Xubnaha Kaabineetka ee horey loo magacaabay.


























