eliyas ibrahim

Kal-fadhiga 7aad ee Golaha 6aad ee Baarlamaanka DDS ayaa ka furmay madasha kulamada ee Golaha Xildhibaannada Deegaanka.

Kal-fadhigan oo ay furtay Af-hayeenka Golaha Baarlamaanka DDS, marwo Ayaan Cabdi ayaa waxaa horyaalla ajandayaal kala duwan oo ay kamid yihiin; 1. Ansixinta haddal qoraaleedka kal-fadhiga 6aad 2. Dhagaysiga iyo

Kal-fadhiga 7aad ee Golaha 6aad ee Baarlamaanka DDS ayaa ka furmay madasha kulamada ee Golaha Xildhibaannada Deegaanka. Read More »

Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kormeeray geeddi socodka shaqo ee mashaariicaha ay xukuumaddu kawado magaalada Jigjiga oo lagu wado in xadhiga laga jaro maalintii la aas-aasay Deegaanka Soomaalida ee 23-ka January.

Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kormeeray geeddi socodka shaqo ee mashaariicaha ay xukuumaddu kawado magaalada Jigjiga oo lagu wado in xadhiga laga jaro maalintii la aas-aasay Deegaanka Soomaalida ee 23-ka January. Read More »