Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI

Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI ayaa soo gaadhay caasimada deegaanka ee Jigjiga. Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah oo uu ka mid yahay Inj. Maxammed Shaalle, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ku soo dhaweeyay waftigan oo uu horkacayay Af-hayeenka […]

Wafti uu hoggaaminayo Af-hayeenka Golaha Shacabka JDFI Read More ยป