Guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS, ayaa Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar la wadaagay war-bixintii kormeerka

Guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS, ayaa Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar la wadaagay war-bixintii kormeerka ee ay ku soo sameeyeen mashaariicaha Dawladda ee ka socda degmooyinka iyo maamul-magaalooyinka Deegaanka.

Skip to content