Madasha Shirarka Qaryaan Dhoodaan: Tabarbar loo qabtay Xildhibaanada DDS
Tabarbar loo qabtay Xildhibaanada Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa Maanta Ka furmay Madasha Shirarka Qaryaan Dhoodaan. Tabarbarkan ayaa ku saabsan hanaanka sharci dajinta kormeerka, dabagalka iyo hanaanka doodaha.