Madaxwayne Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka Golaha Xildhibaannada, marwo Ayaan Cabdi iyo masuuliyiin heer Deegaan ah ayaa kormeeray dhismaha Xafiiska Golaha Xildhibaannada oo meel wanaagsan maraya.