Madasha Shirarka Qaryaan Dhoodaan: Tabarbar loo qabtay Xildhibaanada DDS Leave a Comment / shirarka-joogtada-ah / By Tabarbar loo qabtay Xildhibaanada Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa Maanta Ka furmay Madasha Shirarka Qaryaan Dhoodaan. Tabarbarkan ayaa ku saabsan hanaanka sharci dajinta kormeerka, dabagalka iyo hanaanka doodaha.