Golaha Xildhibaanada Deegaanka ayaa munaasabad hadhimo sharafeed ah u sameeyay guddiyada joogtada ah iyo laamaha kala duwan ee sida firfircoon uga qaybqaatay qabsoomida xuskii 18aad ee 29-ka Hidhaar. Leave a Comment / Uncategorized / By SRS Parliament