Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kormeeray geeddi socodka shaqo ee mashaariicaha ay xukuumaddu kawado magaalada Jigjiga oo lagu wado in xadhiga laga jaro maalintii la aas-aasay Deegaanka Soomaalida ee 23-ka January.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Skip to content