“Diyaargarowga Xuska 21-aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Dalka ayaa maanta noo bilaabmay” – Mudane Mubashir Dibbad Raage, Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS

Diyaargarowga Xuska 21-aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Dalka - Golaha Xildhibaanada DDS

“Diyaargarowga Xuska 21-aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Dalka ayaa maanta noo bilaabmay”

Mudane Mubashir Dibbad Raage, Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS

Golaha Xildhibaanada Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay diyaargarowga iyo qabanqaabada Xuska 21-aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Dalka Itoobiya, kaas oo lagu xoojinayo midnimada, wadajirka, iyo horumarka shucuubta dalka.

Kulanka bilowga diyaargarowga oo uu hoggaaminayay Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS, Mudane Mubashir Dibbad Raage, ayaa lagu gorfeeyay qorshayaasha iyo hawlaha muhiimka ah ee lagu maamuusayo maalintan qaran ee qiimaha weyn u leh dhammaan qoomiyadaha iyo shucuubta dalka.

Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS Mudane Mubashir Dibbad Raage iyo masuuliyiin ku sugan kulanka diyaargarowga Xuska 21-aad
Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS, Mudane Mubashir Dibbad Raage, oo hoggaaminaya kulanka diyaargarowga Xuska 21-aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Dalka.
Mudane Mubashir Dibbad Raage, Afhayeenka Golaha Xildhibaanada DDS
Mudane Mubashir Dibbad Raage — Afhayeenka Golaha Xildhibaanada Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *