News
Golaha Xildhibaanada Deegaanka ayaa munaasabad hadhimo sharafeed ah usameeyay gudiyada joogtada ah iyo laamaha kala duwan ee sida firfircoon uga qaybqaatay qabsoomida xuskii 18aad ee 29-ka Hidhaar.
Munaasabad qado-sharaf ah oo ahayd mid loogu mahadnaqayay hogaaminta iyo gudiyada golaha xildhibaanada, xafiisyadii iyo hay’adihii hadh iyo habeen sida firfircoon uga qaybqaatay mudadii 3-da bilood ahayd ee lagu gudo jiray diyaargarawga xuskii 18aad ee 29-ka hidhaar. Waxaana munaasabadan kasoo qaybgalay afhayeenka iyo afhayeen kuxigeenka Golaha Xildhibaanada Deegaanka, maamulka xafiiska golaha, gudiyada joogtada ah iyo
Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxwayne Mustafe oo gaadhay degmada Jarati.
Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa gaadhay degmada Jarati ee gobolka Afdheer si ay udarsaan saameynta uu ku keensaday nolosha bulshada fatahaada uu sameeyay wabiga Weeb gaar ahaan qabaleeyada teedsan jiinka wabiga oo ay ku barakaceen bulsho lagu qiyaasay ku dhawaad 5 kun oo qoys sida ay maamulku noo sheegeen. Masuuliyiinta
Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxwayne Mustafe oo gaadhay degmada Jarati. Read More »