Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan lagu qiimaynayay geeddi-socodka Dhismaha Xafiiska Baarlamaanka la qaatay Af-hayeenka Golaha Baarlamaanka DDS, marwo Ayaan Cabdi iyo shirkadaha gacanta ku haya dhismaha xafiiska oo gabo’gabo maraya. Leave a Comment / News / By Elyas Ibrahim